Wasiiro katirsanaa Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo lagu xiray Hargeysa

Wararka aan ka heleyno magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa sheegaya in Wasiiro katirsanaa Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya lagu xiray garoonka Diyaaradaha Cigaal. Ciidamada amaanka ee ku sugan garoonka Diyaaradaha Cigaal ee magaalada Hargeysa ayaa xiray labo Wasiir oo katirsanaa dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya kuwaa lagu eedeeyay in si sharci daro ah kusoo galeen … Continue reading Wasiiro katirsanaa Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo lagu xiray Hargeysa